Saturday, May 25th, 2013

Maqaalo

faalo xasaasi ah

Midnimada madaxda dalku waa mustaqbalka umada (Faallo)

Kadib marki si isku duubni ah loo hakiyay mooshinkii faasidka ahaay oo runtii umadda soomaaliyeed ka dhiidhisay ayaa rejadii umadu dib usoo laabatay sidoo kalena xukuumada ...

More Maqaalo News

gabar dhiban oo indhaha dhiigeyso

DAAWO SAWIRADA: Hooyo Faadumo Nuuro Sh/Daahir Sh Cali Ciye isma laheyn Gabadhaada ayaa Mucjiso indhaha Dhiig uga keneysa.

Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsan xanuun mucjiso ah oo u baahan gargaar caafimaad oo deg deg ah Dr Maxamed Cabdi oo ah ...
faallo

KISMAAYO NASIIB DARANAA, ANAA LEH IYO ANAA TAABSADAY BADANAA, QABIILO ISKU BAHEYSTA HADBA BADANAA “WARBIXIN”

Laga soo bilaabo sanadkii 1991-kii markii ay meesha ka baxday dowladii uu hogaaminayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Gen. Maxamed Siyaad Bare, ...
Madaxweynayaal

M. GHEDI: “Wadan hal (1) Madaxweyne ka badan ma yeelan karayaa?!!”

Waxaa jirta mah-maah aad looga isticmaalo koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabellada Dhexe, mah-maahdaas oo oraneysa “Ushii aanan lahayn Ul lagu ...
rooraaye

Federaal iyo fikrado is diidan (Warbixin)

Federaal waa heshiis bulsho waxaase sida uu ku imaan karo loo kala qaadaa labo siyaabood. Mida koowaad dad, isku af, diin iyo dhaqan ...
maqaal

Waa la kala tegay oo la kala durkay,qabiil qabiil ayaana loo kala baxay,15ka Meyey yaa ku xusuusan?(Q-2-aad)

Shirkii lagu qabtay magaalada Barliin ee dalka Germany sannadku markuu ahaa 1884kii laguna gorfeynayey sidii loo qeybsan lahaa adduunka tabartadaran ama ...
maqaal

Waa la kala tegay oo la kala durkay,qabiil qabiilna loo kala baxay, 15ka Meyey yaa ku xusuusan?(Qeybta 1-aad)

Soomaaliya waxay dunida kaga taala bariga Afika,waxaana loo yaqaan mandiqada ay ku taalo:geeska Afrika,bedka Soomaaliya waxaa lagu qaddiray 320 kun mayl ...
London1-540x303

Shirkii London: Timirtii Horeba Dab loo Waa!!

Odey Dhaqameeed aan isbar Garaneyno ayaa markii uu Saakey Waagu baryey hadal hayanta ugu badana ay tahay Shrkii Magaalada London ayaa ...
soomaalida tahriibya

DAAWO SAWIRADA: Warbixin ku saabsan Habka Soomaalida ay isaga tahriibaan Turkey & Greece

Waxaa ay soomalid dalkeeda ka soo qulqulaysay ilaa 1991 xilagaas oo ay dhacday dawladii dhece ee somaliya oo uu hogaminayay digtaytar ...
faalow

FAALKII SHIIKHUL KULLI (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg)

Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa ku milmay. Waxay noqdeen qoys ...

 More »

Wararka

howlgal

DAAWO SAWIRADA: Howlgalo ay si wadajir ah u sameeyeen Ciidamada Dowlada iyo AMISOM

May 25, 2013
Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) oo kaashanaya ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xalay waxay howlgal dhinaca ammaanka ah ka ...
ahlu suna

Ahlu Suna oo xukuumada Soomaaliya dhaliil u jeedisay

May 25, 2013
Qoraal uu soo saaray Afhayeenka Ururka Ahlusuna ee Gobalada Koonfureed Sheikh Maxamed Xuseen Isxaaq, ayaa waxaa lagu sheegay ...

Hay’adda SYPD oo deeq xoolo gaarsiisay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan + SAWIRO

May 25, 2013
Hey'adda SYPD ayaa gar gaar lagu caawinayo dadkii ku xoolo beelay abaarihii ku dhiftay qeybo ka mid ah ...
ciidamada dowalada

Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowlada oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho

May 25, 2013
Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa Maanta ku dagaalamay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, waxaana dagaalka ...
deg deg

War Deg Deg ah: Qarax Xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Baydhabo iyo Khasaaro ka dhashay

May 25, 2013
Qarax xoogan oo dhaliyay khasaaro kala duwan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,iyadoo ...
SIIDI

AKHRISO:Warbaahinta oo heshay warqad ku socotay Madaxweynaha kana timid Gudoomiyaha G/Sh.Hoose

May 25, 2013
Wararka naga soo gaaraya Xafiiska Gudoomiyihii Shabeelada hoose  u qaabilsanaa Xukuumadda Somalia Cabdulqadir Siidi, ayaa sheegaya inuu warqad ...
feysal cali waraabe

Feysal Cali Waraabe oo Diinta Islaamka u gafay ” Cidii aan aqoonsan Soomaaliland waa Ridoobay ”

May 25, 2013
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Maamulka Somaliland Faisal Cali Waraabe, oo Wareysi gaaban siiyay Idaacadda ku taalla ...
obama

Obama ” Islaamka waxay duulaan ku yihiin Reer Galbeedka iyo Mareykanka ”

May 25, 2013
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in aanay waddamada Reer galbeedku ku jirin dagaal ka dhan ah Islaamka, ...
B 1

DAAWO SAWIRADA: Madaxda IGAD oo isky raacay in Dowlada ay la wareegto arimaha Kismaayo

May 25, 2013
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha ...
23

Muqdisho oo xiliyada Habeenkii ah mid ay ka socdaan dhaq dhaqaaqyo Ganacsi ” SAWIRO ”

May 25, 2013
Muqdisho waa caasiamda dalka Soomaaliya, waxay soo martay marxalado kala duwan, waxaana ugu darnaa xiliyadii ay soo galeen ...