Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaalia
DAAWO SAWIRADA: Howlgalo ay si wadajir ah u sameeyeen Ciidamada Dowlada iyo AMISOM
Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) oo kaashanaya ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xalay waxay howlgal dhinaca ammaanka ah ka sameeyeen degmada Madiina ee ka tirsan gobolka Banaadir.
Muddadii uu howlgalka socday, ciidanka ayaa isku gadaamay xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Madiina.
Howlgalka waxaa lagu qabqabtay dhallinyaro badan oo ku nool degmada, kuwaas oo lagu sameeyay baaritaan lagu ogaanayo inay xiriir la leeyihiin kooxda al-Shabaab.
DAAWO SAWIRADDA:-
Ahlu Suna oo xukuumada Soomaaliya dhaliil u jeedisay
Qoraal uu soo saaray Afhayeenka Ururka Ahlusuna ee Gobalada Koonfureed Sheikh Maxamed Xuseen Isxaaq, ayaa waxaa lagu sheegay in Ururka Ahlusunna ay dhaliilsan yihiin Qaabka ay xiligaani wax u waddo Xukuumadda Somalia.
Sheikh Maxamed Al Qaadi, ayaa waxa uu Qoraal ku sheegay in Xukuumadda Ra’isul wasaare Saacid, garab martay Axdigii ay wada saxiixdeen, waxa uuna sidoo kale, qoraalkiisa ku Tilmaamay in Xukuumadda ay sii dhumineyso dhaqangelinta Qodobadii ay ku kala saxiixdeen Degmada Garbahaareey ee Gobalka Gedo.
Afhayeenta waxa uu Xusay, in lagama maarmaan ay tahay in la taaba galiyo Qodobadaasi, isagoona sheegay inaysan garaneyn sababta ka dambeysa dhaqangelin la’aanta arinta la xiriirta heshiiskii Dowladda ay wada gaareen balse wuxuu dusha uga tuuray Dowladda Soomaaliya inay ka gaabisay arintaasi.
Si kastaba ha ahaatee, Afhayeenka, ayaa waxa uu sheegay inay ka dhowr sugayaan Xukuumadda, isla markaana ay xasuusinayaan Heshiiska ay is hilmaamsiisay.
Hay’adda SYPD oo deeq xoolo gaarsiisay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan + SAWIRO
Hey’adda SYPD ayaa gar gaar lagu caawinayo dadkii ku xoolo beelay abaarihii ku dhiftay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan sanadkii 2011 ka bilowday deegaano ka tirsan degmada Matabaan, iyadoo gaarsiisay xoolo nool.
Madaxa Hey’adda Sustianable Developent Peapce Building Intiative oo loo soo gaabiyo SYPD C/nuur Ibraahim Farey ayaa sheegay in mashruucan lagu caawinayo dadka xoolo dhaqatada ah, isagoo xusay inay maalgelisay Hey’adda NMFA, iyadoo fulintiisana ay iska kaashadeen labada hay’addood ee kala ah SYDP iyo NRC.
Qoysaska ku dhaqan ilaa sideed tuulo oo ka tirsan degmada Matabaan ee gobollka Hiiraan ayaa loo qeybiyay ilaa 1800 oo neef, iyadoo qoys walba uu qeyb ahaan u hellay 10 neef oo isugu jiray Labad iyo Dhidig.
”Ma”aha markii ugu horeysay oo mashuurcan lagu kaalmeynayo dadkii ku xoolaha beellay abaarta aan ka fullino gobollka Hiiraan, deegaannada aan hadda gaarsiinay, waxaa is leenahay waa meelihii ugu darnaa oo ay abaartu siweyn u saameysay, waxaan fillayaa in dib u soo gabasho wanaagsan u noqon doonto qoysaska deeqda ka faa’ideystay,” ayuu yiri C/nuur Ibraahim Farey.
Deegaannada deeqda la gaarsiiyay ayaa kala ahaa Naba-yooley, Gaaroole, Xodale, Xawaadley, Bacda yar, Bacda weyn, Buundo-madow iyo Surtaag, oo ka mid ah deegaannadii ay sida xun u saameysay abaartii ugu danbeysay ee ku dhuftay deegaanno ka tirsan gobollka Hiiraan.
Mas’uuliyiinta maamulka degmada Matabaan oo goob joog u ahaa qeybinta xoolaha ayaa si weyn uga mahad celiyay hay’addaha howshan fuliyay kaalamada ay soo gaarsiiyeen dadka ku dhaqan deegaannada hoos taga degmada oo intooda badan nolashoodu ku tiirsan tahay dhaqashada xoolaha.
”Runtii waa deeq aad u qiimo badan, waayo dadkan waxey u baahnaayeen gargaar ay dib u kabasho ah, xoolahan hadda loo qeybiyayna waxaan isleenahay bilow fiican ayeey u noqon doontaa nolashoodii xoola dhaqashada, maamulka degmadana siweyn ayuu arinta uga mahad celinayaa,” ayuu yiri Maxamuud Xassan Cali guddoomiyaha degmada Matabaan.
Qoysaskii deeqda ka faa’ideystay ayaa sheegay in marnaba aysan fileynin ay hellaan gaargaar noocan oo kale ah, iyaga oo sheegay in ay aad uga mahad celiyanayaan, kaalamada ay gaarsiiyeen hay’addaha SYDP iyo NRC.
Si kastaa ha ahaateen, qoysas badan oo xoolo dhaqato ah ayaa abaartii ugu danbeysay ee ku dhuftay gobollka Hiiraan waxaa ay ka dhigtay kuwo gacmo maran kadib markii ay dhaafeen xoolihii ay dhaqanayeen, waxaana ay talaabadan laga gargaaray dadkaasi noqoneysaa mid wax weyn ka tari karta dib u bilaabista nolashii ku dhisneyd xoola dhaqashada.
Xigasho:Jowhar.com
Midnimada madaxda dalku waa mustaqbalka umada (Faallo)
Kadib marki si isku duubni ah loo hakiyay mooshinkii faasidka ahaay oo runtii umadda soomaaliyeed ka dhiidhisay ayaa rejadii umadu dib usoo laabatay sidoo kalena xukuumada Ra,isul wasaare Saacid ayaa heshay kalsoonida umada taasoo baarlamaanka oo intiisa badan ah dad aqoonyahan ah oo qiimeyn kara marxalada umadu mareyso ayaa iyaguna dib u hantay kalsoonida shacabka ey metilaan kadib markey hakiyeen mooshinkii nasiib daro oo runtii shacabka soomaaliyeed dib u xasuusiyay fashalkii iyo is qab qabsigii ka dhex jiri jiray baarlamaanka iyo xukuumadihii k,m,g ahaay ee khilaafku uu ragaadin jiray.
Runtii madaxda qaranka oo uu ugu sareeyo madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud calasow iyo saaxiibadiis Dr jawaari gud. baarlamaanka iyo Dr Saacid ra,isul wasaaraha iyo xukuumadiisa ey ugu firfircoontahay Drs. Fowziya iyo akhyaarta kale sida c/kariim xuseen guuleed,c/xakiim xaaji fiqi iyo maxmud saleebaan iyo kaalmoy iyo drs maryan qaasim iyo kuwa kale oo uu kamidyahay w/dowlaha madaxtooyada muhandiska nishaadka badan ee mudan in lagu amaano dadaalka uu usoo maray taabagelinta howlaha dowladdaan Dr Faarax C/qaadir inkasta oo nasiib daro dadka qaar ey caadesteen in ey qofka ku dhaliilaan wixi ey eheed in lagu amaano.
Haddaba xukuumadda iyo baarlamaanka oo runtii iska kaashaday guulaha aadka u muuqda ee ey dowladdu ku tilaabsatay wexey ku mudantahay in lagu amaano haddaba waxaa lagama maarmaan ah in si loo gaaro yoolka ey umaddu higsaneyso waa in lagu tilaabsadaa arimahaan.
1- In marnaba umaddu eysan aqbalin in la qash qashaado xukuumadda Dr Saacid balsa taas bedelkeeda in gacan buuxda laga siiyo iney ku tilaabsato guula dheeraad ah sidi iney wadanka oo dhan ey gacanta usoo geliso dowladda iyo in ey dhameestirto dhismaha gobolada weli aan maamulka loo dhisn.
2- In shacabka soomaaliyeed uu si dhab ah uu gacan buuxda u siiyo dowladda lana fuliyo baaqii madaxweynaha ee ahaay inaan gacanteena ku dhisano qarankeena marnabana aan la sugin kaalmo shisheeye.
Iyadoo madaxweynahana looga fadhiyo inow magacaabo gudi qaran oo isku duba rida aruurinta tageerada dhaqaale ee shacabku ey u aruurinaayaan ciidamada qaranka.
3- In golaha waziirada iyo gudiga fulinta ee baarlamaanku si wada jira u shaqeyaan iskana kaashadaan howlaha qaranka waayoo isla shaqeyntu wexey soo dedejineysaa wax qabad dhab ah iyo is faham joogta ah waxaana tusaala noogu filan dadaalka ey wada bixinaayaan waziirada arimaha dibadda Drs Fowziya iyo Gud. gudiga xiriirka dibadda ee baarlamaanka Dr C/qaadir cosobla cali masharixii hore ee xilka madaxweyna nimada oo runtii asaguna dadaallo badan ugu jira hagaajinta xiriirka baarlamaanka soomaaliyeed uu la leeyahay baarlamaanada adduunka waxaana tusaala loosoo qaadankaraa safaradii asaga iyo gudoomiyuhu ey ku kala bixiyeen wadamo dhowr ah sida Turkiga,iyo wadamo yurub ka mid ah iyo carabta haddaba waxaa muhiim ah in wada shaqeynta haatan jirta lasii xoojiyo iyo isku duubnida.
4- Waa in dacaayadaha raqiiskaa laga daayo madaxda qaranka dadka qaarkiisna ey iska daayaan caadada aflagaadada iyo been abuurka ku dhisan ee ey caadeesteen oo ah waxyaabihii laga dhaxlay xiligii jabhadaha oo luqada siyaasadeed ey eheed is ceebeyn iyo masabidid waxaana tusaale loosoo qaadan karaa aflagaadooyinkii saxaaafada qaarkeed ey ka qortay isbuucii tegay aakhirkiisa xildhibaan C/qaadir cosoble cali oo beenta qayaxan lagu qoray oo ku andocooday in mudanuhu u ololeynaayo rididda xukuumada soomaaliyeed halka xildhibaankuna uu dadaal aad u adag ugu jiray ka hortagga mooshinka halkaan DOHANA uu ku qabtay shirar kala duwan oo uu jaaliyadda iyo aqoonyahankaba ugu sheegay in marnaba eysan aqbaleyn rididda xukuumada uuna safarkiisii khaliijka uu ku joogay uu dedejiyay si uu uga hortago mooshinkaas in la keeno baarlamaanka codna la geliyo
Haddaba waxaa habboon in saxaafadu eysan iska qorin wax eysan hubin dadka aadka u cuqdadeysanna eysan ka qaadan wararka ee ey qofka ey wax ka qoreyso ey si toos ah u raadsato heshana waxa dhabtaa ee qofku uu qabo somalidu horay ayey ugu maahmaahday afjooga looma eryo.
Runtii aad ayey ula yaabeen dadka akhrista websetka SHAACIYE.COM hadalada aadka loola yaabay marnabana aan laga sugeyn maamulku inow ogolaado in warka noocaasa ee aadka u hooseeya in lagu qoro websetka taasoo runtii dhaawac weyn ku ah webka iyo milkilihiisa oo runtii la moodaayay inow intaas ka sareeyo oo dileysa misdaaqiyadiisa
Haddaba waa iney u cuduraartaan mudanaha ey ku been abuurteen iskana ilaaliyaan wixii hadda ka danbeeya iney wararka fadhi ku dirirka ku qoraan websetyadooda ogaadaanna in mudanaha iyo madaxda qaranka ee 3-da ah uu ka dhexeeyo xiriir aad u qota dheer kuna dhisan in qarankaas loo wada shaqeeyo xilna ka wada saaranyahay arinkaas.
5-In la dardargeliyo gacansiinta gobolada amaanka ah oo gacanta dowladda ku jira si ey gacanta ugu dhigaan degmooyinka weli aan gacantooda soo gelin maadaama dowladda dhexe eysan keyd dhaqaala leheyn waxaa la gudboon dadka ku abtirsada goboladaas ee dibadda amaba gudaha jooga awoodda dhaqaalana u leh gacansiinta deegaanadooda waa iney dhisaan gudiyo taakuleeya mashaariicda muhiimka ah ee deegaanadooda sida nabadgelyada,caafimaadka,waxbarashada,iyo horumarinta intadba.
6- In dowladda dhexe looga danbeeyo sida wadamada diriskuba gareesteen ugu danbeytii iney iyadu hogaamiso dhismaha maamul goboleedyada iyadoo maamuladaas ey horkacaayaan gudoomiyaal deegaanadu soo doorteen leeskana daayo madaxweynayaasha dadka maskaxda ka galay oo laga dhaxlay dagaaladii ehliga ahaay dalkuna uu yeesho hal madaxweyne iyo hal xukuumad iyo hal baarlamaan gobaladuna yeeshaan gudoomiyayaal iyo gudiyaal fuliniyo golayaal deegaan oo qabta howlaha maamul ee goboladaas.
Waxaan ilaahey uga baryeynaa dowladda qaran ee caalamku gacma furan kusoo dhaweeyay umaduna ey aad ugu damaashaadeyso gulaha dibadda iyo gudahaba ey kasoo hoysay inow noo adkeeyo kuwa weli ku taamaaya in umaddu kusii jirto jiha wareerkana uu soo hanuuniyo danahoodana ka dhextuso danta qaranka fahamsiiyana in uu dhamaaday xiligii dad gaara ey xilalaka iyo xoolaha qaranka ey isku gaaryeeli jireen amaba gurya islaameed lagu ilma dhali jiray ilaaheyna uu qanaaco qalbigooda u geliyo khaznadiisa weynna ka quudiyo aamiin aamiin aamiin.
waxaa qoray cali wajiis doha qatar
waxaad kusoo diri kartaa wixii kaagasoo baxa maqaalkaan caliwajiis@hotmail.com amaba telka ah 0097433616645 doha.
Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowlada oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho
Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa Maanta ku dagaalamay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, waxaana dagaalka uu dhexmaray cidamada Milatariga ah.
Ciidamada Milatariga ee ku sugan Isgooyska Banaadir ayaa la soo warinayaa inay isku dhaceen, kadib marki ay isku qabsadeen lacagaha laga qaado Gaadiidka Isgooyskaasi ka baxa.
Ciidamada oo mudo Rasaas culus isweedaarsanayay ayaa waxa ay dhalisay khasaaraha Labo Ruux oo dhimasho ah iyo dhaawaca dhowr Ruux ah.
Labad aRuux ee dhintay ayaa la soo sheegayaa inay kala ahaayeen Nin Isgooyska Banaadir ku Iibin jiray Cabitaanka, halka Ninka kalana uu ahaa Nin wadada marayay, waxaana Ragaasi haleeshay Rasaasti ay isweedaarsanayen labada ciidan.
Ciidamada Nabad Sugida oo goobta soo gaaray ayaa ku guuleystay inay u kala dabqaadaan labada ciidan, waxaana saraakiisha Nabad Sugida ay kulamo la leeyihiin saraakiisha hogaamineysay dhinacyada isku dhacay Maanta.
Xaalada Isgooyks Banaadir ayaa hada dagan, iyadoo mudo saacad ku dhow ay istaageen isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha, waxaana hada la dareemayaa xasilooni, iyadoo ay Isgooyska ku sugan yihiin ciidamada Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya.
War Deg Deg ah: Qarax Xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Baydhabo iyo Khasaaro ka dhashay
Qarax xoogan oo dhaliyay khasaaro kala duwan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,iyadoo qaraxaasi ay warar kala duwan ka soo baxayaan.
Qaraxa oo ahaa mid daryankiisa laga maqlay gudaha magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu ka dhacay Boosteejada laga raaco baabuurta u baxda Deegaanka Goof Guduud oo ka tirsan Gobolka Bay.
Ku dhawaad 14 ruux aya ku dhaawacmay qaraxa, waxaana 5 kamid ah ay yihiin dhaawacyo culus, iyadoo ay ka deyrinayaan Dhakhaatiirta la tacaaleysa xaaladooda caafimaad.
Dhamaan dadka uu dhaawaca ka soo gaaray qaraxa ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka Magaalada Baydhabo, waxaana lala tacaalayaa xaaladooda caafimaad, iyadoo ay jiraan dhaawacyo fudud oo dadka qaar soo gaaray.
Qaar kamid ah Saraakiisha Isbitaalka Baydhabo ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan dhaawacyo halis ah iyo kuwa fudud, waxayna dhaawacyada halista ah ku sheegeen in kabadan 4 ruux oo xaaladooda ay aad u kiidato.
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qaraxa uu sababay mid kamid ah Askarta ciidamada Itoobiya, kaasoo bambo gacmeed uu watay ay ka dhacday, iyadoo askarigaasina uu isaga tagay goobta.
Maamulka Gobolka Bay iyo kan Degmada Baydhabo ayaa wali ka hadlin qaraxan ka dhacay magaalada Baydhabo, waxaana suuragal ah inay ka hadlaan saacadaha soo socda laamaha amaanka magaalada Baydhabo iyo kan Booliiska.
Wixii warar dheeraad ah kala soco wararka dambe Insha Allaah
AKHRISO:Warbaahinta oo heshay warqad ku socotay Madaxweynaha kana timid Gudoomiyaha G/Sh.Hoose
Wararka naga soo gaaraya Xafiiska Gudoomiyihii Shabeelada hoose  u qaabilsanaa Xukuumadda Somalia Cabdulqadir Siidi, ayaa sheegaya inuu warqad Iscasilaad ah u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Xassan Sheikh Maxamuud.
Cabdulqaadir Siidi, Gudoomiyihii Shabeelada hoose, ayaa waxa uu warqad xilka isaga casilaayo u gudbiyay Madaxweynaha, kadib markii uu tag u waayay qaabka ay Saraakiisha iyo Ciiddamadda u shaqeynayaan.
Qoraalka Warqada ayaa waxa uu Cabdulqadir Siidi kusoo qoray Codsi ah in Madaxweynaha uu xil Qunsul-nimo u magacaabo Safaaradaha Soomaliya ay ku leedahay dalal caalamka, isagoo magac dhabay dalalkaas.
AKHRISO WARQADDA:-
Feysal Cali Waraabe oo Diinta Islaamka u gafay ” Cidii aan aqoonsan Soomaaliland waa Ridoobay ”
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Maamulka Somaliland Faisal Cali Waraabe, oo Wareysi gaaban siiyay Idaacadda ku taalla Australia oo hadasha Afka Somaliga, ayaa waxa uu gaf u geystay Diinta Islaamka isagoona fududeystay Diinta waxa uuna is bar-bar dhigay Diinta iyo Maamulka Somaliland.
Wuxuu sheegay in Ruuxii ka biya diida gooni isu taaga Maamulka Somaliland uu ka baxay diinta, taasoo ay micnaheedu tahay in qofka aan aqoonsan Jiritaanka Maamul Gobaleedka Somaliland uu gaaloobay.
Hadalkaasi oo ah mid dhibaqta hor-leh abuuri kara saameynna ku yeelan kara siyaasada siyaasigaan ee Mustaqbalka ayaa waxaa su’aal ka keenay wariyiihi wareysanayay oo weydiiyay mar kale in uu ka baqayo hadalka uu ku dhawaaqay saameynta uu yeelan karo isaga oo ku adkeesta kuna celiyay in ninkii hor istaga qadiya Somaliland iyo nin ridoobay ay isku mid yihiin.
Dadka Soomaalida ee ku nool Dalka Australia oo xiligaasi dhageysanaayay Wareysiga ayaa waxa ay durbadiiba Xiriir la sameeyen Maamulka Idaacadda waxa ayna ku wargaliyeen in Ruuxa wareysanaayay Faisal Cali Wareaabi iyo Faisalba ay Diinta gaf u geysteen.
Si kastaba ha ahaatee, Haddalka Faisal Cali ayaa waxa uu imaanaya iyadoo muddooyinkaaniba lagu xamanaayay inuu ka liito dhanka Diinta, waxaana xigtay inuu Idaacadda ka cadeeyay.
Obama ” Islaamka waxay duulaan ku yihiin Reer Galbeedka iyo Mareykanka ”
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in aanay waddamada Reer galbeedku ku jirin dagaal ka dhan ah Islaamka, isla markaana aanu ogayn cadaawad ka dhan ah reer galbeedka oo Islaamku wadaan, sidaa awgeed waxa jira yahay dagaal lagula jiro ururka Al Qaacida.
Madaxweyne Obama oo ka hadlayay khudbadiisa todobaadlaha ah ee uu dadkiisa iyo dunidaba u jeediyo, ayaa tilmaamay in ay jiraan, aragtiyo rumaysan in dagaal midba midka kale ku hayaa u dhexeeyo Islaamka iyo Reer galbeedka laakiin aanay aragtidaasi ahayn mid xaqiiqo ah.
Madaxweyne Obama ayaa dagaalka lagula jiro waxa uu ugu yeeray argagixisada caalamiga ah ee Al-Qaacida iyo xulafadeeda xusay in Maraykanku naf iyo maal badan ku bixiyay, waxaanu tilmaamay in lacag ka badan Tiriliyon ama kumanaan Bilyan ay kaga baxday, halka uu sheegay in ilaa todoba kun oo qof Maraykanku ku waayay dagaaladaas.
Obama ayaa guul Taariikhi ah ku tilmaamay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee wakhtiyadii ugu danbeeyay dalkiisu u adeegsanayay, la dagaalanka kooxaha Washington ugu yeero argagixisada caalamiga ah, waxaanu ku dooday in guulo muhiim ah ay soo hooyeen, wallow uu qiray in ay jiraan, hawl galo dhicisoobay iyo kuwo dad rayid ah lagu wax yeeleeyay.
Madaxweynaha dalka Maraykanku waxa uu ceeb iyo bar madow ku tilmaamay xabsiga Guantanamo Bay, kaas oo uu sheegay in Maraykanka, sanadkii ay kaga baxdo lacag dhan boqol iyo konton milyan oo dollar, taas oo u dhiganta marka loo eego tirada maxaabiista ku xiran oo 166-Qof ah, ku dhawaad in qofkiiba hal milyan oo dollar sanadkii lagu kharash gareeyo.
Obama kamuu hadal in uu xabsigaa xiraayo, laakiin waxa uu u muuqday mid sidaa jecel oo kongorayska dalkaasi ka hor taagan yihiin, waxa kale oo uu ugu danbayntii ka hadlay shuruudaha Kongorayska dalkaasi ku xiray, nidaamka dib habaynta dhaqaalaha iyo caymiska caafimaadka dadka saboolka ah.
DAAWO SAWIRADA: Madaxda IGAD oo isky raacay in Dowlada ay la wareegto arimaha Kismaayo
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaas khudbad taariikhi ah ka jeediyey oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda IGAD wax badan qabsoomeen, sida shirkii London 7dii May, xiriirka joogtada ah ee IGAD iyo guddigii IGAD ee booqday Muqdisho iyo Kismayo iyo shirkii maanta ee Wasiirada Arrimaha Dibedda ee IGAD.
Madaxweynahu waxuu soo dhoweeyey go’aankii IGAD ee 3dii May, guddigii IGAD ee booqday Muqdisho iyo Kismayo iyo warbixintii ay maanta hor keeneen shirka IGAD. Madaxweynahu waxuu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay inay xal waara u hesho arrimaha Kismaayo oo uu sheegey inay habboonaan laheyd in shirka Kismaayo ay mar hore maqlaan baaqyadii isdaba jooga ahaa ee ku wajahnaa in shirkaas uu noqdo mid waafaqsan dastuurka, isla markaana ay dowladdu hoggaaminayso iyo in Soomaalida deegaanka ay ka wada qeybgalaan shirka.
Ugu danbeyntii madaxda IGAD waxey isku raaceen in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Muqdisho ku qabato shir Qaran oo dib u heshiisiin ah oo ay ka soo  qeybgalaan Soomaalida deegaanka Jubbooyinka si loo sameeyo maamul ku meel gaar ah oo ka shaqeeya sidii dowlad goboleed waafaqsan dastuurka loo heli lahaa oo ay dowladdu hoggaamineyso.
Madaxda IGAD waxey walaac ka muujiyeen xaalada Kismaayo oo ay ugu baaqeen dadka deegaanka inay illaaliyaan xasilinooda kana fogaadaan wax walba oo keeni kara colaado hor leh oo bilowda.