Saraakiisha Amisom oo ku shirey Buundada Afgooye, soona saar war murtiyeed (Sawiro)
Published on May 28, 2012 by admin · No Comments
Aqrisatay :131
Saraakiisha hogaamineeysa howlgalka Midowga Afrika ee kasoconaya Soomaaliya, ayaa maanta ku shirey Boondada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Kulankaan oo looga arrinsanayey tallaabada xigta ee ay ka qaadi karaan ciidamada Huwanta Ururka Alshabaab ayaa waxa gaba gabadiisii warbaahinta la hadley taliye xigaanka ciidanka AMISOM Mr. Auduence Dmuawnce, waxaa uuna sheegey in Ururka Alshabaab ay kasaari doonaan goobaha ku haray gacantooda,
Wararka
May 24, 2013
Xukuumada Dalka Tuuniisiya ee waqooyiga qaarada Afrika ayaa aroos balaadhan u qabatay lamaane, sideetan jiro ah oo la ...
May 24, 2013
Inta badan Saxaafada gudaha iyo kuwa dibada ayaa soo xaadiray shir jaraaid oo uu qabtay duqa magaalada London ...
May 23, 2013
Waxaa maanta magaalada Mqdisho ka dhacay Labo Banaanbax oo aad u balaaran, kuwaasoo lagu taageerayay Fashilkii shalay ku ...
May 23, 2013
Iyadoo ay inta badan Shacbiga iyo Siyaasiyiinta Reer Ciraaq ay weli ka careysan yihiin Dicidii Xukuumadda Sadaam Xusein, ...
May 23, 2013
Kooxda Arsenal ayaa dooneysa in ay suuqa dhigto weeraryahankeda Gervinho.
Jariirada France Football ayaa sheegtay in laacibka Ivery Coast ...
May 23, 2013
Dowladda Britain ayaa shaaca ka qaaday in Saacadaha soo socda ay ka arinsan doonaan Khasaarihii la soo gaarsiiyay ...
May 23, 2013
Nabadoon Abshir Dhagcas, oo ka mid ah Nabadoonada Gobalka Barrio o ka hadlaayay Munaasabad lagu taageeraayay Maamulka Jubbaland, ...
May 23, 2013
Sadaxdal oo afrikaan ah ayaa laga mamnuucay kasoo qeyb galka shirka Midowga Africa ee maalinta Sabtida ah ka ...
May 23, 2013
Gabadh ardayad ah oo u dhalatay dalka Ingiriiska oo loola cararay cusbitaalka si qalliin degdeg ah loogaga sameeyo ...
May 23, 2013
Ciidamada Booliiska oo kaashanaya kuwa Nabadi Sugida ayaa isku gadaamay Buundada Degmada Xamar Jajab, kadib markii halkaasi lagu ...