Clinton oo u hanbalyeysay Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed
Published on July 1, 2012 by admin · No Comments
Aqrisatay :137
Haweeneeyda Umuuraha Dibadda u qaabilsan dowladda Mareeykanka, Mrs. Clinton, ayaa hanbalyo u dirtey Shucuubta iyo dowladda Soomaaliyeed.
Iyadoo kuhadleeysa Magaca Madaxweynaha Barak Obama, kan shacabka Dalkaas iyo Keeda, ayey u rajeeysey Soomaaliya iyo Soomaalida Barwaaqo iyo Baraare.
Waxa ay sheegtey in ay dareemeeyso macnaha ay u leedahay maanta oo kale, Shacabka Soomaaliyeed.
Hadalka Hilary Clinton, ayaa imaanaya maanta oo ay ku beegantahay 52 sano guuradii kasoo wareegtey maalinta Xoriyadda Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Israaca labadii Gobol ee ay kala gumeeysan jireen Taliyaaniga iyo Ingiriiska.
news.barigaafrika@gmail.com
Wararka
June 19, 2013
Waxaa faah faahino dheeraad ah kasoo baxayaan dad ajaaniib ah oo maanta ku geeriyooday Gudaha Xarunta UNDP ee ...
June 19, 2013
Waa muuqaal cajiib badan oo ay qaadeen saxafiyiintii maanta sida tooska ah usoo tabinaysay weerarkii lagu qaaday xarunta ...
June 19, 2013
Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan Ciiddamadda Dowladda ayaa waxa ay iminka ku qulqulayaan Xarunta Madaxtooyadda Villa Somalia ee ...
June 19, 2013
Haweeney afhayeenad ah oou hadashay shirkadda qalabka military u sameysa dawlada Koofur Africa oo la yiraahdo Vuyelwa Qinga ...
June 19, 2013
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si kulul u cambaareyey ...
June 19, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane
Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey QM weerarkii
argigixisonimo ee maanta lagu qaaday ...
June 19, 2013
Warbaahinta oo dabagal ku sameysay Weerarkii maanta Lagu qaaday xarunta UNDP ee Magaallada Muqdisho, ayaa waxaa kasoo baxaayo ...
June 19, 2013
War ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibbadda dawlada Ireland ayaa waxaa lagu sheegay in askar kaga sugnaa xarunta ...
June 19, 2013
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa usheegay warbaahinta in kooxo hubeysan oo loo maleynayo Al shabaab ay weerar ku ...
June 19, 2013
Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa waxa ay shalay toogteen laba ruux oo loo heestay in ay xariir ...