Guddoomiyaha Degmada Hurwaa oo xaley markale la weerarey
Published on July 9, 2012 by admin · No Comments
Aqrisatay :118
Hoyga Guddoomiyaha Degmada Huriwaa, Mudane Cumar Jacfaan ayaa xaley lagu weerarey gurigiisa.
Weerarkaan oo ay soo qaadeen kooxo aan heeybtoda lagaran, ayaa wararka kasoo baxaya waxa ay sheegayaan in illaalada Guddoomiyaha iyo Kooxda Weerarka Sooqaadey ay isu adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan.
Guriga Gudoomiyaha oo ku yaal nawaaxiga Saldhigaa Huriwaa, ayaa waxaa weerarkii xaley uu noqonayaa kii labaad muddo kayar laba usbuuc.
Iyadoo indhawaalaba baaritaano ay kasoconayeen labada degmo ee Huriwaa iyo Yaaqshiid ayaan wali hadana ammaanku uusan gaarin heerkii la rabey.
news.barigaafrika@gmail.com
Wararka
June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
June 16, 2013
Kawaanka hilibka iyo qudaarta ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa maanta xariga ...
June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
June 16, 2013
Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay QM u gudbisay Magacyadda Qaswadayaasha ee ka Faa’iideysta Khilaafyadda iyo Colaadaha ka jira ...
June 16, 2013
Iyadoo ay Dowladaha Carabta ka deyrinaayen Xaallada Dalka Syria ayaa waxaa gowr dhow saaca ka qaaday Dowladda Masar ...