Wednesday, June 19th, 2013

Waddooyinka qaar ee Muqdisho oo si kumeel gaar ah loo xirayo

Published on July 9, 2012 by   ·   No Comments
Aqrisatay :356

Iyadoo 12-ka bishaan ay ku beegantahay maalinta lagu dhawaaqayo guddiga ansixinta Dastuurka Cusub ee Soomaaliya, ayaa waxaa jira dadaalo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ay wado dowladda Soomaaliya.

Guddiga amniga qaranka, shir ay shaley kuyeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo baxay qodobo dhawr ah oo ay ugu muhiim saneeyd in inta shirarka Dastuurka la xiriira ay socdaan aan la carqaladeeyn ammaanka caasimadda.

Bashiir Goobe, agaasimaha Guddiga Amniga Qaranka Soomaaliyeed, ayaa saxaafadda u xaqiijiyey in laga billaabo maalinta birri ah aaneey si kumeel gaar ah u shaqeeyn doonin wadooyinka qaar ee Muqdisho sida Wadada Makka Al-mukara iyo Afisyooni.

Dowladda ayaa ku howlan hirgalinta qodobada ku xusan tubta nabadda ee Soomaaliya.

news.barigaafrika@gmail.com

Readers Comments (0)




Wararka

ireland-flag-1024x683

Askar ka tirsan Dowlada Ireland oo Maanta ku geeriyooday weerarkii ka dhacay Muqdisho

June 19, 2013
War ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibbadda dawlada  Ireland ayaa waxaa lagu sheegay in askar kaga sugnaa xarunta ...
deg deg qarax dhacay

War Deg Deg ah: Alshabaab oo weerar ku qaaday xarunta UNDP ee Muqdisho

June 19, 2013
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa usheegay warbaahinta  in kooxo hubeysan oo loo maleynayo Al shabaab ay weerar ku ...
Kenyan-police-guard-the-s-006

Ciidamada amaanka Kenya oo toogtay sarkaal ka tirsan Alshabaab ” akhriso magaca sarkaalka ”

June 19, 2013
Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa waxa ay shalay toogteen laba ruux oo loo heestay in ay xariir ...
hilibka dameetaha

Kenya oo laga bilaabay in la cuno Hilibka Dameerka

June 19, 2013
Wararka ka imaanaya Kenya ayaa sheegaya in Qeybo ka mid ah Dalka Kenya ay kusoo badaneyso Cunida Hilibka ...
deg deg

Col Yaasiin Raadeer oo kamid saraakiisha Raaskambooni oo Kismaayo lagu dhawaacay iyo xaalada oo aad u kacsan

June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
shir-300x225

Shirweyne Qaran oo dib loogu habeynayo Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ka furmay (WARSAXAAFADEED)

June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
askari la dilay

Askari lagu dilay gudaha Magaalada Muqdisho

June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
Booliska-Somaliland

Booliiska Soomaaliland oo xabsiga dhigay mid kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay

June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
godax2

Xildhibaan Goodax Bare oo ka hadlay dhac ay u geysteen kooxo ku hubeysan Bastoolado Magaalada Nairobi

June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
Dr-Maxamed-Cabdillahi1

Golaha wakiilada Soomaaliland oo su’aalo kulul weydiiyay Wasiirka arimaha dibada maamulkaasi

June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka  Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
.