Xarunta Gadiidka Biliiska oo lagu wareejiyey Biliiska AMISOM
Published on August 12, 2012 by admin · No Comments
Aqrisatay :294
Xaruntii Gaadiidka Biliiska Soomaaliyeed ee Degmada C/ziz, ayaa lagu wareejiyey Ciidanka Biliiska AMISOM ee soogaarey Soomaaliya.
Munaasabadda Wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Amniga Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Labadaan mas’uul ayaa si wada jir ah uga codsadey shacabka Soomaaliyeed in ay la sameeyaan wada shaqeeyn buuxda, ciidanka biliiska AMISOM, waxaana sidoo kale ay sheegeen in ay xarun u noqon doonto Xarunta Gaadiidka Booliiska Soomaaliyeed.
Dhanka kale waxa ay ku nuux nuux sadeen in Biliiska Amisom la geeyn doono dhammaan saldhigyada booliiska Soomaaliyeed.
Munaasabaddaas sidoo kale waxaa kahadley Taliyaha Ciidanka Biliiska Amisom, Dr. Charles Makono, isaga oo sheegey in ay sidoo kale dalka imaan doonaa ciidamo kasocda Nigeriya oo qeeyb ka noqon doono Biliiska Amisom.
news.barigaafrika@gmail.com
Wararka
June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
June 16, 2013
Kawaanka hilibka iyo qudaarta ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa maanta xariga ...
June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
June 16, 2013
Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay QM u gudbisay Magacyadda Qaswadayaasha ee ka Faa’iideysta Khilaafyadda iyo Colaadaha ka jira ...
June 16, 2013
Iyadoo ay Dowladaha Carabta ka deyrinaayen Xaallada Dalka Syria ayaa waxaa gowr dhow saaca ka qaaday Dowladda Masar ...