Wednesday, June 19th, 2013

Xeeyn Diyaarado Uganda laga leeyahay oo lawaayey xilli ay ku soo jeedeen Soomaaliya

Published on August 13, 2012 by   ·   No Comments
Aqrisatay :270

Shaley oo Axad aheeyd diyaarado kasoo duuley Magaalada Kampala ee Xarunta dalka Uganda, ayaa la la’yahay meel ay cirib iyo jaan dhigeen.

Diyaaradahaan oo ahaa nuuca qumaatiga u kaca ee layiraa heelakobter-ka, ayaan la garaneeyn meel ay ku danbeeyeen, waxaana kasoo bad baadey oo si nabad ah u soo gaartey Garoonka Degmada Wajir ee Gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalidu Degto ee haatan hoostaga dowladda Kenya.

Sarkaal u hadley ciidamada Cirka ee dalka Uganda, ayaa waxa uu sheegey in dhab ahaan aan loo ogeeyn diyaaradaha meesha ay jiraan, laakiin waxa uu xaqiijiyey in ay soo galeen dalka Kenya.

Ciidamada iyo diyaaradaha dalka Uganda ee imaan lahaa Soomaaliya ayaa lagu wadey in ay qeeyb ka noqdaan ladagaalanka Ururka Alshabaab, waxaana ay noqoneeysaa haddii ay bur bureen diyaaradahaan nasiib darraddii ugu darreeyd ee soo food saarta ciidanka dalka Uganda.

news.barigaafrika@gmail.com

Readers Comments (0)




Wararka

ireland-flag-1024x683

Askar ka tirsan Dowlada Ireland oo Maanta ku geeriyooday weerarkii ka dhacay Muqdisho

June 19, 2013
War ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibbadda dawlada  Ireland ayaa waxaa lagu sheegay in askar kaga sugnaa xarunta ...
deg deg qarax dhacay

War Deg Deg ah: Alshabaab oo weerar ku qaaday xarunta UNDP ee Muqdisho

June 19, 2013
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa usheegay warbaahinta  in kooxo hubeysan oo loo maleynayo Al shabaab ay weerar ku ...
Kenyan-police-guard-the-s-006

Ciidamada amaanka Kenya oo toogtay sarkaal ka tirsan Alshabaab ” akhriso magaca sarkaalka ”

June 19, 2013
Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa waxa ay shalay toogteen laba ruux oo loo heestay in ay xariir ...
hilibka dameetaha

Kenya oo laga bilaabay in la cuno Hilibka Dameerka

June 19, 2013
Wararka ka imaanaya Kenya ayaa sheegaya in Qeybo ka mid ah Dalka Kenya ay kusoo badaneyso Cunida Hilibka ...
deg deg

Col Yaasiin Raadeer oo kamid saraakiisha Raaskambooni oo Kismaayo lagu dhawaacay iyo xaalada oo aad u kacsan

June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
shir-300x225

Shirweyne Qaran oo dib loogu habeynayo Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ka furmay (WARSAXAAFADEED)

June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
askari la dilay

Askari lagu dilay gudaha Magaalada Muqdisho

June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
Booliska-Somaliland

Booliiska Soomaaliland oo xabsiga dhigay mid kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay

June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
godax2

Xildhibaan Goodax Bare oo ka hadlay dhac ay u geysteen kooxo ku hubeysan Bastoolado Magaalada Nairobi

June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
Dr-Maxamed-Cabdillahi1

Golaha wakiilada Soomaaliland oo su’aalo kulul weydiiyay Wasiirka arimaha dibada maamulkaasi

June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka  Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
.