Wednesday, June 19th, 2013

Shariif Xassan Shiikh oo sheegey in Shahaado ay taalo suuqa, cid power gaar ah lasiin karana aaneey jirin+ daawo

Published on August 13, 2012 by   ·   No Comments
Aqrisatay :362

Shariif Xasan Shiikh Aadan, Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa laga heley fiidiyow sir ah oo laga duubey isaga oo u hanjaba koox rag ah oo uu ku jiro Wasiirka Dastuurka C/karim Xoosh Jibriil.

Shariifka ayaa la duubey isaga oo leh Waxa aad dadka ku xujeeyseen suuqa ayey yaalaan, midda kale waxaanba ka shakiyey markii aad dhandeen guddiga xulista baarlamaanka waxaa la siinaya awood gaar ah, aan aragno meesha aad ku furtaan iyo erayo kale oo aad u kulul.

halkaan ka daawo fiidiyowga.

 

Readers Comments (0)




Wararka

Kenyan-police-guard-the-s-006

Ciidamada amaanka Kenya oo toogtay sarkaal ka tirsan Alshabaab ” akhriso magaca sarkaalka ”

June 19, 2013
Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa waxa ay shalay toogteen laba ruux oo loo heestay in ay xariir ...
hilibka dameetaha

Kenya oo laga bilaabay in la cuno Hilibka Dameerka

June 19, 2013
Wararka ka imaanaya Kenya ayaa sheegaya in Qeybo ka mid ah Dalka Kenya ay kusoo badaneyso Cunida Hilibka ...
deg deg

Col Yaasiin Raadeer oo kamid saraakiisha Raaskambooni oo Kismaayo lagu dhawaacay iyo xaalada oo aad u kacsan

June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
shir-300x225

Shirweyne Qaran oo dib loogu habeynayo Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ka furmay (WARSAXAAFADEED)

June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
askari la dilay

Askari lagu dilay gudaha Magaalada Muqdisho

June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
Booliska-Somaliland

Booliiska Soomaaliland oo xabsiga dhigay mid kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay

June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
godax2

Xildhibaan Goodax Bare oo ka hadlay dhac ay u geysteen kooxo ku hubeysan Bastoolado Magaalada Nairobi

June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
Dr-Maxamed-Cabdillahi1

Golaha wakiilada Soomaaliland oo su’aalo kulul weydiiyay Wasiirka arimaha dibada maamulkaasi

June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka  Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
kawaanka

Kawaankii Xoolaha ee Degmada C/casiis oo Maanta dib loo howlgaliyay ” SAWIRO ”

June 16, 2013
Kawaanka  hilibka iyo qudaarta  ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa   maanta xariga ...
Buuhoodle

Shacabka ku dhaqan Buuhoodle oo gubay Iskuul wax lagu barto ” Sababta akhri ”

June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
.