Wednesday, June 19th, 2013

Faragalinta Siyaasadda Soomaaliya ee Itoobiya oo yaraatey (Maxay tahay Sababtu?)

Published on August 14, 2012 by   ·   No Comments
Aqrisatay :386

Iyadoo lawada ogsoon yahay saameeynta ay muddooyinka danbe Itoobiya ku laheeyd Siyaasadda Soomaaliya, ayaa waxaa la moodaa wax xogaa in ay yaraatey Faragalintii Qaawneeyd ee ay ku heeysey Siyaasadda Soomaaliya.

Itoobiya ayaa suul daar la leh inta badan Xildhibaanada, Wasiirada, iyo Madaxda kale ee dowladda Federaalka ee xilligoodi sii dhamaanayo, Sidoo kale waxay saameeyn aan qarsoodi laheeyn ku leedahay maamulada Somaliland, Puntland, Ahlusunna  iyo Galmudug.

Itoobiya oo ay ku furan yihiin arrimo siyaasadeed oo xagga gudaha ah, ayaa u caal weeysey midda dibadda, taasoo  ah mid aan la qarin karin, waxaana sabab u ah Ra’isul Wasaaraha Dalkaas, oo la isku hayo waa dhintey iyo waa nool yahay, taasoo dhalisey kacsanaan siyasaadeed oo ay sameeynayaan siyaasiyiinta.

Soomaaliya, waxa ay haatan mareeysa xilli kala guur ah, waana xilliyadii lagu aqoonjirey Itoobiya in ay la soo baxdo fara galin aan lala ganban jirin oo ay kuwadato xubno iyada u adeega oo markaa ay la goobeeyso kuraas muhiim ah oo iyada loogu adeego.

Sikastaba ha ahaatee, Soomaaliya ayaa haatan waxaa kajira xaalad kala guur ah oo Dowlad kumeel gaar ah looga gudbayo 20-ka Agost 2012, haddii Eebe qadaro.

news.barigaafrika@gmail.com

Readers Comments (0)




Wararka

deg deg

Col Yaasiin Raadeer oo kamid saraakiisha Raaskambooni oo Kismaayo lagu dhawaacay iyo xaalada oo aad u kacsan

June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
shir-300x225

Shirweyne Qaran oo dib loogu habeynayo Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ka furmay (WARSAXAAFADEED)

June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
askari la dilay

Askari lagu dilay gudaha Magaalada Muqdisho

June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
Booliska-Somaliland

Booliiska Soomaaliland oo xabsiga dhigay mid kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay

June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
godax2

Xildhibaan Goodax Bare oo ka hadlay dhac ay u geysteen kooxo ku hubeysan Bastoolado Magaalada Nairobi

June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
Dr-Maxamed-Cabdillahi1

Golaha wakiilada Soomaaliland oo su’aalo kulul weydiiyay Wasiirka arimaha dibada maamulkaasi

June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka  Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
kawaanka

Kawaankii Xoolaha ee Degmada C/casiis oo Maanta dib loo howlgaliyay ” SAWIRO ”

June 16, 2013
Kawaanka  hilibka iyo qudaarta  ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa   maanta xariga ...
Buuhoodle

Shacabka ku dhaqan Buuhoodle oo gubay Iskuul wax lagu barto ” Sababta akhri ”

June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
111111111111111

QM oo loo gudbiyay Liis ay ku qoran yihiin Qaswadayaasha Soomaaliya

June 16, 2013
Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay QM u gudbisay Magacyadda Qaswadayaasha ee ka Faa’iideysta Khilaafyadda iyo Colaadaha ka jira ...
Egypt's Islamist President-elect Mohamed Mursi delivers a speech while surrounded by his body guards in Cairo's Tahrir Square

Masar oo xiriirka u jartay Dowlada Suuriya

June 16, 2013
Iyadoo ay Dowladaha Carabta ka deyrinaayen Xaallada Dalka Syria ayaa waxaa gowr dhow saaca ka qaaday Dowladda Masar ...
.