Kenya oo cunaqabteyn ku soo rogtey Mas’uuliyiin Soomaaliyeed
Published on August 18, 2012 by admin · No Comments
Aqrisatay :254
Dowladda aan jaarka nahay ee Kenya, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqdey in ay cuna qabateeyn ku soo rogtey dhammaan dadka ay kusheegtey carqaladeeya yaasha Tubta Nabadda.
Madaxweynaha Kenya, Moi Kibaki oo lahadlayey warbaahinta ayaa tibaaxey in si ganbad aan laheeyn ay u cuna qabateeynayaan kuwa qaska wada ee iska hortaagaya nabadda Soomaaliya.
Kibaki, ayaa sheegey in Quruumaha Midowbey, Ururka Midowga Afrika iyo Igad-ba ay heshiis ka gaareen arrinkaas, islamarkaana ay lama huraantahay in la dhaqan galiyo.
Dhanka kale Kibaki waxa uu hanbalyo ku aadan Ciidul Fidriga u direy dhammaan shacabka iyo madaxda Soomaaliyeed, isaga oo sheegey in farxaddaan ay ku soo aadey maalmo kala guur ay ku sugantahay siyaasadda Soomaaliya.
news.barigaafrika@gmail.com
Wararka
June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
June 16, 2013
Kawaanka hilibka iyo qudaarta ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa maanta xariga ...
June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
June 16, 2013
Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay QM u gudbisay Magacyadda Qaswadayaasha ee ka Faa’iideysta Khilaafyadda iyo Colaadaha ka jira ...
June 16, 2013
Iyadoo ay Dowladaha Carabta ka deyrinaayen Xaallada Dalka Syria ayaa waxaa gowr dhow saaca ka qaaday Dowladda Masar ...
June 16, 2013
Nelson Mandela oo ah mid hadda ku xanuunsanaya Cusbitaal kuyaalla Magaalada Pretoria ayaa waxa loo rajeeyey Caafimaad inuu ...
June 16, 2013
Wasiirka arrimaha Gudaha dalka Iiraan Mostafa Mohammad-Najjar, ayaa shaaca ka qaaday in Doorashadii ka dhacday dalka Iiraan uu ...