Dhaarintii Xubana Baarlamaanka oo dhamaatey iyo Guddoon ladoortey
Published on August 20, 2012 by admin · No Comments
Aqrisatay :186
Xubnaha Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya, ayaa maanta Waxaa lagu dhaariyey Muqdisho.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Caydiid Ilka Xanaf ayaa dhaariyey xubno katirsan Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya ayaa gaaraya 211 xubnood.
Dhaarinta kadib ayaa shirka waxaa furey Caydiid Ilka Xanaf isaga oo xubnaha Baarlamaanka Cusub ka codsadey in ay doortaan Xubinta ugu da’da weyn Baarlamaanka Soomaaliya, si uu ushir guddoomiyo.
Xubinta ugu da’da weyn waxaa ku soo baxay General Muuse Xasan Cabdulle, isaga oo hadal kooban ka jeediyey Baarlamaanka Cusub.
Waxa uu kacodsadey xubnaha cusub in ay isi soo gudbiyaan cid allaale iyo ciddii u taagan xubinnimada Guddoonka Baarlmaanka Soomaaliya.
Wixii war kasoo kordha naga fila.
news.barigaafrika@gmail.com
Wararka
June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
June 16, 2013
Kawaanka hilibka iyo qudaarta ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa maanta xariga ...
June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
June 16, 2013
Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay QM u gudbisay Magacyadda Qaswadayaasha ee ka Faa’iideysta Khilaafyadda iyo Colaadaha ka jira ...
June 16, 2013
Iyadoo ay Dowladaha Carabta ka deyrinaayen Xaallada Dalka Syria ayaa waxaa gowr dhow saaca ka qaaday Dowladda Masar ...