Jen. Ali Samatar oo 21 Milyan oo Doolar lagu xakumay
Published on August 29, 2012 by admin · 1 Comment
Aqrisatay :299
Wasiirkii hore ee Gaashaan dhigga Dowladdii Kacaanka ee Soomaaliya, Sareeye Guud Ali Samatar, ayaa maxkamad ku taal dalka Maraaykanka waxa ay ku xakuntey lacag dhan 21 miyan oo doolarka Maraaykanka ah.
Xukunkaan ayaa yimaadey 8 sano kadib, dacwad ay ku soo oogeeyn dad kasoo jeeda Waqooyi Galbeed Soomaaliya.
Samatar ayaa lagu heley in uu geeystey Xasuuq xilli uu ahaa Mas’uul Sare oo katirsanaa dowladdii Kacaanka.
Dhanka kale Jananka waa uu iska diidey in isaga shaqsiyan uu geeystey wax xasuuq ah, isaga oo caddeeyey in dowladdu falkaas ku kacdey, laakiin fulinteeda iyo amarkeeda aanuu midna laheeyn.
Waxaa Qareenka Jananku uu sheegey in uu racfaan ka qaadanayo xukunka lagu soo oogey mac miilkiisa isaga.
news.barigaafrika@gmail.com
Wararka
May 25, 2013
Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) oo kaashanaya ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xalay waxay howlgal dhinaca ammaanka ah ka ...
May 25, 2013
Qoraal uu soo saaray Afhayeenka Ururka Ahlusuna ee Gobalada Koonfureed Sheikh Maxamed Xuseen Isxaaq, ayaa waxaa lagu sheegay ...
May 25, 2013
Hey'adda SYPD ayaa gar gaar lagu caawinayo dadkii ku xoolo beelay abaarihii ku dhiftay qeybo ka mid ah ...
May 25, 2013
Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa Maanta ku dagaalamay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, waxaana dagaalka ...
May 25, 2013
Qarax xoogan oo dhaliyay khasaaro kala duwan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,iyadoo ...
May 25, 2013
Wararka naga soo gaaraya Xafiiska Gudoomiyihii Shabeelada hoose u qaabilsanaa Xukuumadda Somalia Cabdulqadir Siidi, ayaa sheegaya inuu warqad ...
May 25, 2013
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Maamulka Somaliland Faisal Cali Waraabe, oo Wareysi gaaban siiyay Idaacadda ku taalla ...
May 25, 2013
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in aanay waddamada Reer galbeedku ku jirin dagaal ka dhan ah Islaamka, ...
May 25, 2013
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha ...
May 25, 2013
Muqdisho waa caasiamda dalka Soomaaliya, waxay soo martay marxalado kala duwan, waxaana ugu darnaa xiliyadii ay soo galeen ...
Maqaalkaan oo aan ugu magacdaray (Muqidsho Magaaladii Fashilka), ayaa waxaa foodda is daray Ciidamadii Maxaakiimta Islaamiga iyo Dowladdii uu hogaaminayey C/llaahi Yuusuf Axmed kadib markii ay Dowladdaasi awood ka heshay Ciidamadii Itoobiya waxay la wareegtay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana mar kale fashil ku yimid nabaddii ka dhalatay Koofurta Soomaaliya ee horkacayeen Midowgii Maxaakiimta waxayna dadka qaarkii ay yiraahdeen haddi uu Baydhabo iska joogi lahaa Cabdulaahi Yuusuf oo uu ku jiri lahaa Difaac waa uu dhameysan lahaa waqtigiisa balse isaga oo aan waayo- aragnimo ka helin fashiladii hore ayuu soo qabtey Magaalada Muqdisho waana la ogaa wixii ka raacay .