Quruumaha Midoobey oo waqti u qabatey xilliga doorashada Madaxweynaha
Published on August 29, 2012 by admin · No Comments
Aqrisatay :195
Iyadoo meel fiican ay marayaan dhameeystirka Road-map-ka, ayaa haatan waxaa lagu guda jiraa tallaabooyinkii ugu danbeeyey ee lagu fulinayey qodobada ku qoran Dariiqa Nabadda Soomaaliya.
Wakiilka Gaarka ah ee Quruumaha Midoobey u fadhiya Soomaaliya, Agostina Mahiga, ayaa doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Kadib waxa uu hakadley tallaabada xigtaa taas.
Mahiga, marka horey u mahadceliyey Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo ka rajeeyey Xubnaha Baarlamaanka Cusub in ay u wada shaqeeyn doonaan sidii ay u samata bixin lahaayen dalkooda.
Dhanka kale waxaa uu sheegey in Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Kumeel Gaarka ah ay dhici doono muddo toban cisho ah gudohood.
Hadalka Mahiiga ayaa imaanaya iyadoo maalinta birri ah lagu wado in ay kulan kii ugu horeeyey ee Baarlamaanka Rasmiga ah ay ku yeelan doonaan Magaalada Muqdisho iyaga oo leh Guddoon Rasmi ah.
Ismail Warsame Ali (Kudhan)
news.barigaafrika@gmail.com
Wararka
June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
June 16, 2013
Kawaanka hilibka iyo qudaarta ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa maanta xariga ...
June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
June 16, 2013
Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay QM u gudbisay Magacyadda Qaswadayaasha ee ka Faa’iideysta Khilaafyadda iyo Colaadaha ka jira ...
June 16, 2013
Iyadoo ay Dowladaha Carabta ka deyrinaayen Xaallada Dalka Syria ayaa waxaa gowr dhow saaca ka qaaday Dowladda Masar ...