Wednesday, June 19th, 2013

Wiilashii Soomaaliyeed ee jilay Filimka ASAD oo casuumad ka helay Hollywood-ka

Published on February 3, 2013 by   ·   No Comments
Aqrisatay :402

Wiilasha kala ah Haaruun Maxamed iyo Cali Maxamed oo walaalo ah misna da’doodu kala tahay 14 sano iyo 12 sano ayaa casuumad ka helay Hollywood-ka, kadib marki ay jileen filimkii ASAD ee laga matalay Burcad Badeeda Soomaaliyed.

Wiilashan oo ah walaalo ayaa filimkan u jilay qaab laga yaabay, waxaana shirkada Hollywood-ka ay casuumad u fidisay wiilashan, sidi ay uga qeyb gali lahaayeen xaflad ka dhaceysa Magaalada Calafornia ee dalka Mareykanka, taasoo abaalmarino lagu siiyo Dadka jila filimada afka qalaad.

Filimka ASAD ayaa ka mid ah Filimada sanadkan u tartamaya kaalinta koobaad, waxaana wiilashan laga casuumay Calafornia, halkaasoo ay marqaati ka ahaan doonaan sida ay wax uga dhacayaan, sidoo kale waxaa suuragal ah inay ku guuleystaan abaalmarinta.

Soo saaraha filimka oo magaciisa la yiraahdo Buckley ayaa sheegay inay sharaf u tahay in wiilashan ay jilaan filimkan, laguna casuumo xaflada lagu tartansiinayo filimada afka qalaad, wuxuuna codsi u diray Dwoalada South Afrika oo ilmahan ay ku nool yihiin, isagoo ka codsaday inay u fududeeyso dalka ku galka ama VISaha si ay uga qeyb qaataan xafladan, wiilasha ayuu sheegay inay yihiin wilal qaxooti ah oo ku nool Gobol ka tirsan Koonfur Afrika.

DAAWO MUUQAALKA FILIMKA ASAD

Readers Comments (0)




Wararka

Kenyan-police-guard-the-s-006

Ciidamada amaanka Kenya oo toogtay sarkaal ka tirsan Alshabaab ” akhriso magaca sarkaalka ”

June 19, 2013
Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa waxa ay shalay toogteen laba ruux oo loo heestay in ay xariir ...
hilibka dameetaha

Kenya oo laga bilaabay in la cuno Hilibka Dameerka

June 19, 2013
Wararka ka imaanaya Kenya ayaa sheegaya in Qeybo ka mid ah Dalka Kenya ay kusoo badaneyso Cunida Hilibka ...
deg deg

Col Yaasiin Raadeer oo kamid saraakiisha Raaskambooni oo Kismaayo lagu dhawaacay iyo xaalada oo aad u kacsan

June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
shir-300x225

Shirweyne Qaran oo dib loogu habeynayo Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ka furmay (WARSAXAAFADEED)

June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
askari la dilay

Askari lagu dilay gudaha Magaalada Muqdisho

June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
Booliska-Somaliland

Booliiska Soomaaliland oo xabsiga dhigay mid kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay

June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
godax2

Xildhibaan Goodax Bare oo ka hadlay dhac ay u geysteen kooxo ku hubeysan Bastoolado Magaalada Nairobi

June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
Dr-Maxamed-Cabdillahi1

Golaha wakiilada Soomaaliland oo su’aalo kulul weydiiyay Wasiirka arimaha dibada maamulkaasi

June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka  Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
kawaanka

Kawaankii Xoolaha ee Degmada C/casiis oo Maanta dib loo howlgaliyay ” SAWIRO ”

June 16, 2013
Kawaanka  hilibka iyo qudaarta  ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa   maanta xariga ...
Buuhoodle

Shacabka ku dhaqan Buuhoodle oo gubay Iskuul wax lagu barto ” Sababta akhri ”

June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
.