Natiijooyinka Kulamadii Horyaalka England Spain iyo Italy
Published on January 2, 2012 by admin · No Comments
Aqrisatay :194
Waxaa shalay galab ilaa xalay la ciyaaray Kulamo xiiso badan oo katirsnaaa Horyaalka Dalka England.
Kulamadii dhacay ayaa waxaa kamid ahaa.
Stoke C. 3 – 1 Blackburn R.
Bolton W. 0 – 2 Everton
Chelsea 3 – 0 Wolverhampton W.
Manchester U. 1 – 1 Newcastle U.
Norwich C. 2 – 1 Queens Park R.
Sunderland 1 – 2 Wigan Athletic
West Bromwich A. 1 – 3 Tottenham H.
Arsenal 1 – 1 Fulham
Sidoo kale Waxaa xalay Guul daradii ugu horeysay dhabarka loo saariyay kooxda Barcelona waxaana ka adkatay Kooxda Catefa, real Madrid-na waxaa ay 4 gool iy hal kaga adkatay Atletic Madrid.
kooxda Rayo Vallecano waxaa looga adkaday 1 iyo 2 Valencia ayaana kada badisay.
Horyaalka Dalka Talyaaniga.
Udinese ayaa 2 iyo 0 kaga badisay AS Roma
Halka Lecce loo saariyay guul daro 0 iyo hal ah waxaana ka adkaaday Catania
Novara waxaa ay 2 iyo 1 kaga badisay Parma, halka Atalanta iyo Napoli ay ku kala baxeen 1-1
Naadiga Juventus ayaa hal gool iyo waxba kaga adkaatay Naadiga Lazio Waxaana Goolka Guusha udhaliyay Xidiga Reer Talyani ee Pepe.
Wararka
June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
June 16, 2013
Kawaanka hilibka iyo qudaarta ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa maanta xariga ...
June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
June 16, 2013
Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay QM u gudbisay Magacyadda Qaswadayaasha ee ka Faa’iideysta Khilaafyadda iyo Colaadaha ka jira ...
June 16, 2013
Iyadoo ay Dowladaha Carabta ka deyrinaayen Xaallada Dalka Syria ayaa waxaa gowr dhow saaca ka qaaday Dowladda Masar ...