Wednesday, June 19th, 2013

Biriq qooys reer guuraa ah ku leeysey baadiyaha Magaalada Gaalkacyo

Published on May 14, 2012 by   ·   No Comments
Aqrisatay :115

Iyadoo lagu jiro xiligii guga ee xilli roobaadka Soomaaliya, ayaa inta badan dalka Soomaaliya waxaa ka da’aya roobab ma hiigaan ah.

Baadiyaha Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaa ku soo dhacdey biriq, taasoo haleeshey aqal reer guuraa ay daganaayeen galinkii danbe ee shaley.

Waxaa geeriyoodey aabe iyo laba caruur ah, halka ay dhaawacmeel caruur kale iyo hooyadii dhashey.

Dhaawaca xubnihii qooyska ee ka bad baadey musiibadaas ayaa waxaa saakey la keeney cusbitaalka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, halkaas oo lagu daaweeynayo.

Xiliyada roobka waxaa mararka qaar dhaca biriq taasoo ah wax aad u kulul oo ka yimaada xagga samada, aalaabana waxaa lamaqlaa Gugac iyadoo sidoo kalene la arko hilaac marka ay dheceeyso biriqdo.

Biriqda ayaa sababta meelaha lagu isticmaalo aaladaba korontada in ay gubtaan oo markaa ay noqdaan danbasta.

news.barigaafrika@gmail.com

Readers Comments (0)




Wararka

deg deg

Col Yaasiin Raadeer oo kamid saraakiisha Raaskambooni oo Kismaayo lagu dhawaacay iyo xaalada oo aad u kacsan

June 18, 2013
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in wadada loo galay gaari uu la socday ...
shir-300x225

Shirweyne Qaran oo dib loogu habeynayo Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ka furmay (WARSAXAAFADEED)

June 18, 2013
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada ...
askari la dilay

Askari lagu dilay gudaha Magaalada Muqdisho

June 17, 2013
Koox hubeysan ayaa waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari ka tirsanaa ciidanka booliska ...
Booliska-Somaliland

Booliiska Soomaaliland oo xabsiga dhigay mid kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay

June 17, 2013
Booliiska Madaarka Berbera ayaa doraad xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ...
godax2

Xildhibaan Goodax Bare oo ka hadlay dhac ay u geysteen kooxo ku hubeysan Bastoolado Magaalada Nairobi

June 17, 2013
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal shalay loogu geestay Magaalada Nairobi ...
Dr-Maxamed-Cabdillahi1

Golaha wakiilada Soomaaliland oo su’aalo kulul weydiiyay Wasiirka arimaha dibada maamulkaasi

June 17, 2013
Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka  Soomaaliland ayaa shalay hortagay Golaha Wakiilada maamulka Soomaaliland isagoo hallkaasi xubnaha Golaha Wakiilada ...
kawaanka

Kawaankii Xoolaha ee Degmada C/casiis oo Maanta dib loo howlgaliyay ” SAWIRO ”

June 16, 2013
Kawaanka  hilibka iyo qudaarta  ee Degmada Cabdicasiis oo uu saameeyay Bur burkii ka dhacay dalka ayaa   maanta xariga ...
Buuhoodle

Shacabka ku dhaqan Buuhoodle oo gubay Iskuul wax lagu barto ” Sababta akhri ”

June 16, 2013
Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay ...
111111111111111

QM oo loo gudbiyay Liis ay ku qoran yihiin Qaswadayaasha Soomaaliya

June 16, 2013
Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay QM u gudbisay Magacyadda Qaswadayaasha ee ka Faa’iideysta Khilaafyadda iyo Colaadaha ka jira ...
Egypt's Islamist President-elect Mohamed Mursi delivers a speech while surrounded by his body guards in Cairo's Tahrir Square

Masar oo xiriirka u jartay Dowlada Suuriya

June 16, 2013
Iyadoo ay Dowladaha Carabta ka deyrinaayen Xaallada Dalka Syria ayaa waxaa gowr dhow saaca ka qaaday Dowladda Masar ...
.